Jawaabtii Adam Weli ninkii ka hadlay Gabilay
Hasha geela cuntee cabaadaysaay.
Hawada iyo daruuraha haad kuba ka waa gogol hurdo haw ku seexdoo haakah haw yidhaadee.
Ha lululin lugtii haan kabay laxawgii ha soo celin weli maan ladnaanine.
Waa laydilay hadaad dhulkayga ku rabto adoo dhiigaygii daadshay adoo dhagar tayadii qaba hadii daacadnimo iqaaday anigu samir haan danmooday dadkaygii ciday ku maqanyihiin waan ogahay waxaan ka…
View On WordPress












