DEGDEG: Dowlada Somalilnd iyo Maamulka Puntland Oo Madaafiic Xoogan Isku Weydaarsaday Deegaanka Tukoraq
#Dowlada #Somalilnd iyo #Maamulka #Puntland Oo #Madaafiic #Xoogan #Isku #Weydaarsaday #Deegaanka #Tukoraq
Tukoraq ( Tayosame News ) wararka ka imanya deegaanka Tukoraq ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi Saacaddihii lasoo dhaafay ay Madaafiic isku weydaarsadeen ciidamada Dowlada Somaliland iyo maamul goboleedka Puntland ee halkaasi ku sugan.
Sidda ay xaqiijiyeen dadka degaanka Madaafiicda ayaa socotay dhowr Daqiiqo waxaana ka dhashay Khasaare Isku jira dhimasho iyo dhaawac. Saddex askari oo ka…
View On WordPress
















