Maxaa Xirsi looga reebay Khudbadihii Furitaanka Madaarka Berbera?
Maxaa Xirsi looga reebay Khudbadihii Furitaanka Madaarka Berbera?
Berbera-(Berberanews)-Guddoomiyaha cusub ee Xisbiga WADDANI, Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa ka dareen celiyay sababtii loogu diiday inay ka hadlaan xafladda furitaanka Madaarka Berbera oo maanta Madaxweynaha Somaliland xadhiga ka jaray. Guddoomiye Xirsi, ayaa sheegay in Madaxweynaha Somaliland cadho badani ka muuqatay, islamarkaana uu eedo u soo jeediyay musharraxa Waddani Cabdiraxman Maxamed…
View On WordPress












