Afuri walaal aan awoodin #Ramadan #Islam #Afurka #iftar #mercy #Naxariis #Jacayl #Somalia #Somaliland #Puntland #djibouti #ramadan2018 #Nacaybtire


#dc comics#batman#dc#batfam#bruce wayne#dick grayson#batfamily#tim drake#dc fanart




seen from China
seen from United States

seen from United States

seen from United States
seen from United States
seen from Switzerland

seen from United States

seen from Germany
seen from Bulgaria
seen from Indonesia
seen from Malaysia
seen from Norway

seen from Switzerland

seen from United States

seen from France

seen from Switzerland
seen from China
seen from China
seen from France

seen from United States
Afuri walaal aan awoodin #Ramadan #Islam #Afurka #iftar #mercy #Naxariis #Jacayl #Somalia #Somaliland #Puntland #djibouti #ramadan2018 #Nacaybtire
عليها تسعة عشر Qasnad 100qaad ah baa Ku xidhan qorigan!! Bal Ka waran: Hadii jaaniska uu ilaahay gacanta kuu soo galin lahaa, oo uu Ku dhihi lahaa: "boqolkaas xabadood qabso, midkiiba waxaan Kuu fasaxay oo aad Ku dili kartaa NOOLE KASTA OO AANAN ANIGA ILAAH AH KU JIRIN, noolihii aad dalbatana waan Ku hor keenayaa, TOBAN SANO ayaad haysataaye Ka faaiidayso" Yaad Ku dili lahayd adigu!!?? Anigu horta waxaan Ka bilaabi lahaa: <> 19ka malag ee la sheegay inay Dadka aakharo Ku cadaabaan waan toogan lahaa!! Inaanan Ku jirin Dadka ay cadaabi doonaan baan qiyaasayaa, balse naxariis darrada ayaan necbahay. <> 2 da malag ee Dadka intay dambiyada Ku qoraan ilaahay Ku dacweeye ayagana waan dili lahaa kkkkkkkk, dambi badan ma galo oo aad Uma necbi laakiin ruufyaannimada ayaan necbahay, Sideedabana ilaahay wixii dhaca haduu ogyahayna malaaig iyo buugaagteed Uma baahna, haduusan ogaynna intayada macquulka iyo masuulka ah waan isla joognaa oo waxa aan samayno waan is xisaabinaa, inta qayru-masuulka ahna xisaabin Uma baahnee maalinta qiyaame baa sida xoolaha iyo dameeraha #ciid laga dhigayaa. كونوا ترابا <> Waxaa kale oo aan in naf la iisoo galiyo oo la I horkeeno dalban lahaa oo markaana aan toogan lahaa: 1 Kaligii talisnimada 2 Xagjirnimada diineed 3 Qabyaaladda soomaalida qaarkeed Ku qafiiftay 4 Nacaybka (soomaalidana wuu Ku badan yahaye) 5 Cudur oo dhan, iyo dulinkii keena. 6 Gaajada 7 Jahliga 8 odayga #Shaydaan lagu magacaabo. Aniga ima gaadi karo, balse maangaabkii oo dhan buu waswaas nafta kaga qaaday!! Qaarbaa Ka shakisan inuu naaga la qabo!! Qaarkoodbaa #Afurka bisinka u qabta!! Oo shaydaan isna maantoodhan miyuu soomanaa!!??? Muxuu kuula afurayaa!!?? Qaarbaa qureecda iyo qadada iyo cashada inuu Ka cuno Ka baqa oo bisinkii xiijiyay بسم الله الرحمن الرحيم بسم الله الرحمن الرحيم بسم الله الرحمن الرحيم (intaasu waa 30, tobanka sano ee soo socdana waxaan mid-mid u dili lahaa mushkilad kasta oo horumarka aadanaha iyo wada noolaanshihiisa caqabad Ku ah.)