Degdeg:- Madaxweynaha Galmudug oo ku Dhawaaqay Golaha Wasiirada Maamulkiisa iyo Ahlu Sunna Waljamaca oo Kala Jabay
Degdeg:- Madaxweynaha Galmudug oo ku Dhawaaqay Golaha Wasiirada Maamulkiisa iyo Ahlu Sunna Waljamaca oo Kala Jabay
Harowo – Madaxweynaha maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa ku dhawaaqay golaha wasiirada maamulkiisa kadib markii uu ku guuleystay wada hadalkii uu la furay garab kamid ah Ahlusuna.
Madaxweyne Guuleed ayaa Magacyada Golahaasi ku dhawaaqay xili uu ka hadlaayay Munaasabada xil magacaabista oo goordhow soo idlaatay.
C.kariin Guuleed ayaa shaaciyay inuu soo magacaabay 25 wasiir , 25 wasiir…
View On WordPress