burco // hargeisa (2015)
seen from United States
seen from United States
seen from United States

seen from France
seen from Argentina
seen from China

seen from United States

seen from Brazil

seen from United States
seen from United States

seen from United States
seen from Netherlands
seen from China
seen from China
seen from United States
seen from Poland

seen from Australia

seen from United States
seen from United States
seen from United States
burco // hargeisa (2015)
"Many Somalis view having vocational skills as menial and degrading. Jobs such as shoemakers, barbers and blacksmiths. It's funny that in the rest of the world, people go to university to learn such skills. I never attended school, and never had the chance to. I learned this trade from my father, and he learned it from his father. I started working when I was 16, and a dear friend of mine motivated to use the skills my father taught me. Before the civil war, there was a stronger emphasis on using our own resources. For instance, they used to butter cowhides and place it under the smoke. After that, they beautified its colour with the leaves of the Galool tree and that material; we used to make shoes, purses and even belts that some people wear for more than 10 years. I hand-make shoes and belts. It's funny that the shoes that we make have much better endurability and quality than the ones they import from outside such as China, India and Italy. In a way, I'm happy that my father taught me this trade as it allowed me to never to beg. I've got a beautiful family of 7 children, and I've never begged in my entire life. The income I receive from my work is more than sufficient for them and 100% halal. If people invested in the country's homegrown talent, we could have improved our production, and we wouldn't rely on cheap imports. Not to mention that it would create lots of jobs, satisfying the needs for shoes and belts in the country." (Burao) "Qofka farsamayaqaanka ah Soomaalidu way iska cayda khasaatan kuwa leh xirfadaha samaynta kabaha, weelka, timajarida halka dunida kale ay ku faanto dadka farsadamadaas yaqaan dadkuna xifradaha sidan oo kale ah jaamacado ayey uga soo baxaan. Anigu weligay Iskuul fursad uma helin aan ku galo, farsamadan waxaa I baray aabahay isaguna iskuul uma gelin wuxu ka dhexlay oo baray aabihiis, anigu waxaan si wacan ugu shaqo galay markii da’aydu ahayd 16 sanno waxaa dhiiri gelin I sameeyey nin aanu saxiibo ahayn. Berigii hore waxaa la dhiirgelin jiray wax soosaarka dalka gudihiisa ah, waxaanu isticmaali jirnay, saamaha iyo hargaha dalkeena, sida saanta lo’ada kadib waxaa la marin jiray xaydh s subaga xoolaha laga sameeyo waa la qalijin jiray markaas inta dab la shiddo qiiq lagu huurin jiray, kadibna si midabkeedu u wacnaado waxaa lagu qurxin jiray asalka laga soo diiro geedka galoolka, intaasba waa wax dalkeena laga helo markaas ayaa laga samayn jiray Kabo, shandado, suuman qaarkood dadku haystaan tobaan sanno iyo wakhti ka dheer. Anigu hada Waxaan sameeya, kabaha iyo suumanka,iminka kabaha aan samaynayo ama samayno waa kuwo ka tayo wacan kuwa dalka dibadiisa laga keeno, sida Shiinaha, Hindiya iyo talyaanigaba. Hada waxaan ku shaqaynayey xirfadan muddo 28 sanno fa;iido badan waan ku gaadhay reer waan dhistay hada waxaan leeyahay 7 caruuro ah, cidna uma baryo aniga usoo saara masariiftooda. Hadii aanu heli lahayn tageero dhaqaale ama maalgashi cid noo samaysa, waxaan huba in aanu samaynkarno wax soo saar ka tayo wacan kuwa maanta wadanka dibadiisa laga keeno kuna , waxaanu aaburi lahayn shaqooyin badan dadku ka shaqeeyaan, baahida dadku u qabaan kabo iyo suuman waanu ku filnaan lahayn." (Burco)
"I used to despise marriage. I never thought I would ever get married. It all changed when I moved to Burao in 2000. I met my first wife Hodan there. I fell in love with her, but I believe you can love more than one person. My first wife encouraged me to marry, and I then met Fadumo. For over nine years, we were a happy, loving family; then I met Laki. Finally, my three wives introduced me to Bahsan who I married in 2017. It was a unique wedding. My first three wives were the bridesmaids. I love being fair to people, and that is a quality that most people know about me. I believe that if you are just in this world, you will be rewarded in the HereAfter. We have 18 children altogether. Our children differentiate between the different mothers and call them equally mother. Every day, I put them on a bus to school and then head to my workshop. If one my wives does the shopping, the others take care of the kids. We have such a great chemistry and teamwork, and there is no jealousy in our family. People might talk, but they can never pull our spirit down. Our happiness comes first. Whilst maintaining an automobile repair shop, I teach 40 young men how to perform mechanical work. I like to keep myself busy. I can't wait for my family to expand with grandkids."
(Burao)
"Guurka waan neceba, ismana odhan jirin waad guursanaysa, Kadib waxaan isbedelay markii aan u guuray magalaada Burco 2000. Waxaan la kulmay xaaskaygi hore Hodan markii igu horaysay, waan jeclaaday, laakiin waxaan aaminsana in aad jeclaan karto dhawr dumara, xaaskaygii hore waxay igu dhiiri gelisay in aan guursado markale. Kadib waxaan la kulmay Fadumo. Muddo 9 sano farxad ku jirnay, dabadeedna waxaan guursaday xaaskii sadeexaad Laki. Hadana waxaanu isbaranay xaaskaygi seddexaad Baxsan taas oon guursaday 2017, waxay ahayd aroos aad uga duwan aroosyadii aan hore ugu sameyey xaasaskayga 3 xaas oo dhan waa jogaan wada caruusado waa ahayeen. Waxaan jecelahay in aan dadka cadalaad u sameeyo waana mida ay dadku igu yaqanaan, waxaan aaminsanahay hadii aad sidaas ku dhaqanta in ilaahay kugu abaal marinayo aakhiro. Waxaan hada dhalay 18 caruura, Caruurtayada waxa keli ah kala saara waa hooyoyinkood, laakiin midkasta waxa ugu yeedhaa Hooyo. Maalinkasta markaan saaro Bas u qaada Iskuulkooda aniguna waxaan aada geerash aan leeyahay hadii mid kamid ah xaasaskaygu ay ku maqantahay adeeg caruurta waxaa caawisa mid kamid ah labada kale. Waxaanu dhamantayo wadaagna dareen mid ah, waxaanu nahay koox wada shaqaysa mana jirto colaad iyo xin, xaasidnimo qoyskayga dhexdeeisa kajirta. Waa laga yaba in ay dadku naga hadlaan laakiin ma awoodi karaan in ay wadajirkayaga burburiyaan. Farxadayada markasta mudnaanta leh. Dhanka kale inta aan geerashka ka shaqaynayo waxaan farsamada baraa 40 dhalinyaro rag ah sida loo sameeyo baabuurta.waxaan jecelahay in aan markasta aad u shaqeeyo, mana sugi karo in aan arko qoyskayga leh caruur aan awoowo u ahay."
(Burco)
"I've waited a long time for my sister to be born and now she's finally here. She's still small and growing, but I love her already. I get upset if my parents feed her without me being present as I pretend to eat too whenever she has her milk. Besides, sometimes she refuses her milk if I'm not there. Maybe because she knows I'm her big brother, or maybe she likes the comfort of watching someone whilst he she has her milk. I can't wait for her to be my age."
(Burao)
"Waxaan sugayey muddo dheer in gabadh walaashay ah dhalato, ugu danbayntii waa tan, weli waa ilmo yar oo koraya, laakiin waan jecelahay. Waan dhibsada markii waalidka wax siiyaan aniga oon la joogin madaama aan iska dhigo inaal la cunteenayo markasta caanaha lasiinayo. Marmar way diidaa caanaha hadii anan anigu joogin. Malaha waxay ogtahay in aan anigu ahay walaalkeed oo ka wayn ahay, ama waxa jeceshay in qof iska daawato iyadoo caanaheeda cabays. Runti maba sugi karro in ay soo gaadho da’aydayda."
(Burco)
Somaliland: Hargeisa-Odweine-Burao road receives a second cash injection from Dahabshiil
#Somaliland: #Hargeisa -#Odweine - #Burao road receives a second cash injection from #Dahabshiil
Today, a five-member committee representing the larger voluntary community mobilization caucus supervising the construction of a paved road that would connect Hargeisa, the capital city of the Republic of Somaliland, to Burao, the second largest city in the country, received a second cash injection from the leading African remittance company Dahabshiil.
Deputy CEO of Dahabshiil Money Transfer…
View On WordPress
Goobtu Waa Burco Goortu Mooyi. #burao #somaliland
Burao summer breeze >>>>
Burao, Somalia