Daaow Ciyaarat Galabata Ee Dhex-Maraysa Xulalka Gobolka Hawd Iyo Gabiley
#Daaow #Ciyaarat #Galabata Ee #Dhex-Maraysa #Xulalka Gobolka #Hawd Iyo #Gabiley
View On WordPress

seen from Georgia

seen from Malaysia
seen from United States

seen from Germany
seen from United States
seen from United States
seen from United States
seen from Hong Kong SAR China

seen from Mexico
seen from Spain

seen from United States

seen from Austria
seen from United States
seen from Poland
seen from United Kingdom
seen from Canada
seen from Argentina
seen from China
seen from Belarus
seen from Costa Rica
Daaow Ciyaarat Galabata Ee Dhex-Maraysa Xulalka Gobolka Hawd Iyo Gabiley
#Daaow #Ciyaarat #Galabata Ee #Dhex-Maraysa #Xulalka Gobolka #Hawd Iyo #Gabiley
View On WordPress
Wasiirka Warshadaha Oo Olole Kulmiyeysan Ku Jooga Gobolka Gabiley
#Wasiirka #Warshadaha Oo Olole #Kulmiyeysan Ku #Jooga Gobolka #Gabiley
Wasiirka wasaaradaha Wershadaha Somaliland Shucayb Maxamed Muuse Ayaa Kormeer Hawlaha Dardargelinta xisbiga Kulmiye ku Tagay Magaalooyinka Gabiley Iyo Togwajaale
Wasiirka oo ku Guda Jira Hawlaha dardargelinta Xisbiga kulmiye ee Wajaale Ayaa Hadhimo Sharafeed baaladhan waxaa uu u Sameeyey Madaxda iyo Masuuliyiinta Xisbiga Kulmiye ee Degmada Togwajaale kuwaasi oo iyaguna dhankooda Si Balaadhan usoo…
View On WordPress
Somaliland: Xisbiga KULMIYE oo Soo Dhaweeyey Xildhibaanno iyo Siyaasiyiin Kaga Soo Biiray Gabiley
#Somaliland: Xisbiga #KULMIYE oo Soo Dhaweeyey Xildhibaanno iyo Siyaasiyiin Kaga Soo Biiray #Gabiley
Hoggaanka sare ee xisbul-xaakimka KULMIYE, ayaa maanta soo dhaweeyey qaar ka mid ah xildhibaannada golaha deegaanka Gabiley oo hore uga soo baxay ururradii tartanka ku hadhay, kuwaas oo si rasmi ah ugu soo biiray xisbiga KULMIYE.
Munaasibad si weyn loosoo agaasimay oo lagu qabtay magaalada Gabiley, ayaa waxa ka qeyb galay guddoomiye-ku-xigeenka koowaad ee xisbiga KULMIYE Md. Maxamed Kaahin Axmed,…
View On WordPress
War Deg Dega:- Rabshado Ka Dhacay Magaalada Tog-wajaale Sababay Dhimasho Iyo Dhaawacba
#War Deg Dega:- #Rabshado Ka #Dhacay Magaalada #Tog-wajaale #Sababay #Dhimasho Iyo #Dhaawacba
Hal Qof Ayaa Ku Dhintay Laba Kalana Waa Ay Ku Dhaawac Meen Iska Hor Imaad Rabshado Wata Oo Ka Dhacay Gudaha Suuqa Degmada Togwajaale.
Waxaana Iska Horimaadkan Sababay Kadib Markii Ciidamada Booliska Ee Degmada Togwajaale Ay Isku Dayeen Inay Dad Shacaba Oo Suuqa Ka Shaqeysta Ay Qasab Kaga Kiciyaan goobihii ay ku shaqeysanayeen .
Dadkan Shacabka Ah Ee Goobta Sida Qasabka Ah Looga Kicinayay Ayaa…
View On WordPress
Somaliland: “Iyadoo Markii Horeba Ay Jireen Cillaaqaad Cariiq Ahi, [Haddana] isku xidhkii bulshooyinka gobolladani Aad Buu U Kordhay Muddadii Aad Xilka Haysay”
#Somaliland: “#Iyadoo Markii Horeba Ay Jireen #Cillaaqaad Cariiq Ahi, [Haddana] isku xidhkii #bulshooyinka gobolladani Aad Buu U #Kordhay Muddadii Aad Xilka Haysay”
“Si Looga Maarmo Baahida Loo Qabo Ardayda Arabsiyo Iyo Hargeysa Laga Soo Qaadayo, Waxaanu Rejaynaynaa Mustaqbalka In Aanu….”
Wasiir Xukuumadda Ka Tirsan Oo Madaxweynaha Hortiisa Kaga Sheekeeyey Qoddobo Lagu Xusuusan Doono Hoggaamintiisa
Wasiirka wasaaradda Wershadaha Somaliland Md. Shucayb Maxamed Muuse ayaa Ka warramay amuurro taariikhda u gali doona Madaxweynaha Somaliland oo uu ku…
View On WordPress
Somaliland: Madaxweyne Silaanyo oo Si Weyn loogu Soo Dhaweeyey Gobolka Gabiley Kana Qaby Galay Qalinjabinta Jaamacadda Timacadde. + Sawiiro
#Somaliland: #Madaxweyne #Silaanyo oo Si Weyn loogu Soo #Dhaweeyey #Gobolka #Gabiley Kana Qaby Galay #Qalinjabinta #Jaamacadda-Timacadde. + #Sawiiro
Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Silaanyo Oo Ka Qaybgalay Xaflada Qalinjebinta Dufcadii Afraad Ee Ka Baxda Jaamacada Timacade Gabiley, Ayaa Si Balaadhan Loogu soo dhaweeyey Gabiley, Isagoo Khudbad Ka Jeediyey Shahaadooyinna Gudoonsiiyey Kaalmaha Ugu sareeyey Ardaydaasi.
Hargeysa()Madaxweynaha Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Silaanyo iyo Wafti Balaadhan uu Hogaaminayo oo maanta…
View On WordPress
War Deg Deg Ah: Madaxwayne Siilaanyo Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Goor-dhawayd U Baxay Goboladda Galbeedka Somaliland Iyo Ujeedada Socdaalkooda
#War Deg Deg Ah: #Madaxwayne #Siilaanyo Iyo Wafti Uu #Hogaaminayo Oo #Goor-dhawayd U Baxay Goboladda #Galbeedka #Somaliland Iyo #Ujeedada #Socdaalkooda
Madaxwaynaha Somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamuud “Siilanyo” iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo oo kamida golahiisa xukuumadda ayaa goor dhawayd u baxay gobolada galbeedka Somaliland gaar ahaana gobolka Gabiley.
Madaxwaynaha Somaliland iyo waftigan uu hogaaminayo ayaa socdaalkoodu daaran yahay inay ka qayb galaaan xaflad qalin jabin ah oo loo samaynayo ardayda dhamaystay cilmiga ay ka…
View On WordPress
War Deg Deg Ah: Shil Gaadhi Oo Shalay Ka Dhacay Dulleedka Magaalada Gabiley Sababayna Dhimasho Iyo Dhaawac
#War Deg Deg Ah: #Shil-Gaadhi Oo #Shalay Ka Dhacay Dulleedka #Magaalada #Gabiley Sababayna #Dhimasho Iyo #Dhaawac
Shil Gaadhi Oo Shaley Ka Dhacey Duleedka Magaalada Gabiiley Oo Sababey Dhimasho Iyo Dhaawac
Allaha u naxariistee inta la ogyahay laba ruux ayaa ku geeriyoodey,halka tiro kalena ay ku dhaawacmeen,kaddib markii shaley galab shil baabuur uu ka dhacay duleedka magaalada Gabiiley ee dhinaca galbeed ee magaalada Hargeysa.
Shilkan baabuur ayaa ahaa mid ay isku dhaceen ama is-galeen saddex baabuur oo…
View On WordPress