Degdeg Hanti DHawrka Guud Ee Qaranka Oo Amaro Culus Soo Saaray Xiliga Kala Guurka Ah Ee Xukumada Somaliland

seen from United States
seen from United States

seen from Germany
seen from United States
seen from China
seen from United States
seen from United States

seen from Chile
seen from Switzerland

seen from Germany

seen from United States
seen from Portugal

seen from Canada
seen from United States

seen from United States
seen from Ukraine

seen from Germany
seen from Mexico
seen from Denmark
seen from United States
Degdeg Hanti DHawrka Guud Ee Qaranka Oo Amaro Culus Soo Saaray Xiliga Kala Guurka Ah Ee Xukumada Somaliland
Madaxweynaha Puntland oo heshiis la saxeexda dowladda Shiinaha Madaxweynaha dawlad Goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Danjiraha dalka China ee Soomaliya Mr. Qin Jian ayaa shalay si wada jira shir jaraa’iid ugu qabtay Qasriga madaxtooyada Garoowe.
Xisbiga Waddani Iyo Guddida doorashooyinka Somaliland Oo Dib U Bilaaba Wada Shaqayntii
Xisbiga Waddani iyo Guddida doorashooyinka Somaliland ayaa ku heshiiyay in dib loo bilaabo wadashaqayntoodii uu xisbigu hore u joojiyay.
Waxa kale oo la sheegay in Buuggii xisbiga Waddani uu soo bandhiggay uu ahaa mid laga xaday goob codbixineed oo ku taalla degmada Berbera.
Waxana sii socon doonta tirinta codadka.
Sidaa waxa warbaahinta u sheegay Musharaxa Waddani iyo guddoomiyaha Guddida…
View On WordPress
Five things you need to know about Somaliland's vote
Five things you need to know about Somaliland’s vote
Somaliland will go to the polls after seven years to elect a new leader [Megan Iacobini de Fazio]
Hargeisa, Somaliland – After a seven-year wait, Somaliland will go to the polls to elect a new leader. Here are five things you need to know:
Why is this election important?
Somalilanders will finally be choosing their new president on November 13 after inadequate funding, political disagreements…
View On WordPress
Muusiga Murugada: Cilmibulsheedka Xukunka iyo Kasmanafeedda Gumaysiga! WQ: Cabdicasiis Guudcade
Muusiga Murugada: Cilmibulsheedka Xukunka iyo Kasmanafeedda Gumaysiga! WQ: Cabdicasiis Guudcade
Aqoonyahankii Maalik bin Nebi ayaa soo jeediyay aragti uu ku furdaaminayay sababaha cid loo guumaysto/xukumo. Waxa uu xusay in la guumaysto ummaddii ‘u nugul guumaysiga.’ Ulajeeddo, la-guumaysan og yahay! ‘قابلية الاستعمار — u-nuglaanshaha guumaysiga,’ aragti ah ayaa uu dhisay.
Tusaale ahaan, si aynu u fahamno aragtidan, sayladda xoolaha neefka shilis ee macal-qabadka leh iyo kan caatada ah…
View On WordPress
Saboolka ciillan ! WQ: Maxamed Marty Shuceyb
Saboolka ciillan ! WQ: Maxamed Marty Shuceyb
Waa aabo iyo hooyo farxad ku wada nool, waxa Alle SWT ku arsaaqay wiil – mar waa u curad oo ubad isagaa ka kow ah, marna waa u guri dambeys oo dabadii ilaa imika ilmo kale may dhalin. Waxa uu jiraa toddoba gu’. Aad ayay u jecel yihiin waalidkii – dhowrid, ka warheyn, la qosol iyo la ciyaar badan oo dhunkasho kalgacayl iyo naxariis waalidnimo.
Waa Qoys middeysan oo is og, isla markaasna aad…
View On WordPress
Hadii Aad I Jeclaato Waad Dhiman ! WQ: Xamse Cumar Kujoog
Hadii Aad I Jeclaato Waad Dhiman ! WQ: Xamse Cumar Kujoog
Marwaan waa wiil yar oo da’ ahaan jira 10 gu’. Waxa uu ka mid yahay ubadka ku xaraysan mid ka mid ah xarumaha agoomaha ee magaalada Hargaysa.
Marwaan waa wiil aamusan oo aan jeclayn in uu la sheekaysto ubadka kale, macallimiinta ama maamulka xarunta uu ku sugan yahay, ma jecla in uu qofna ka helo ama dareensiiyo kalgacal, naxariis ama dareen waalidnimo iyo walaalnimo ku dheehan tahay. Waa…
View On WordPress