
seen from United States
seen from United States

seen from United States

seen from Italy
seen from Australia

seen from United States
seen from Spain

seen from United States
seen from China

seen from United States
seen from Malaysia
seen from United States
seen from China
seen from Italy
seen from China

seen from Germany
seen from Netherlands
seen from Netherlands
seen from China

seen from Italy
Sheeko Gaaban
Saddex nin oo reer miyi ah baa maalin meel cidla ah ku qayilayay. Waxay ku gaadhay xilli danbe. Wakhti dheer ka dib waxa ka dhamaaday kabriidkii ay sigaarka ku shidanayeen. Mid ka mid ah bay ku yidhaahdeen waar orod kabriid inoo doon. Xiligu wa saq dhexe waan cidla dhulku. Siduu u meeraysanayay kii la diray buu iyagii ku soo noqday ilayn wuu mirqaansanyahee. Waar kabriid ma haysaan bu ku idhi. Iyana waxay yidhaahdeen war iska soo fadhiiso mid anu sxb nahaa doonee wuu imane.... Habeenkii oo dhan ba la sugayay dee
SHEEKO XANUUN BADAN..
SHEEKO XANUUN BADAN.. Wiil ayaa wuxuu jeclaa gabar, wuxuuna ka cabsan jiray inuu jaceylkiisa u sheegto, habeenkii dambe ayuu go’aan saday inuu fariin qoraaleed (text message) uga diro mobilkiisa. xili saq dhexe ah oo 1:00am la marayo ayuu gabadhii u qoray: “Waan ku jeclahay.” Islamarkiiba Message ayaa u soo dhacay, balse wuxuu go’aan saday inuusan aqrin oo subixii uu aqristo. isagoo faraxsan ayuuna seexday. .. .. .. .. .. .. .. .. Subixii markii uu hurdada ka toosay ayuu soo qabtay Mobile kii wuxuuna furay message kii xalay u soo dhacay. Waxaa ku qoraa: - “Lacag kugu filan kuugama jirto ee lacag ku shubo si message kaaga loo diro.” Wiilkii naxdin.