“Anigu Waan Ka Tanaasulay Federaalkii Iyagase [ Madaxda KULMIYE] Waxaan Weydiinayaa In Ay Ka Tanaasuleen Maryo Aloolnimadii”
“#Anigu Waan Ka #Tanaasulay #Federaalkii Iyagase [ #Madaxda #KULMIYE] Waxaan #Weydiinayaa In Ay Ka Tanaasuleen #Maryo #Aloolnimadii”
Prof Ismaciil Hurre Buubaa oo ka mid ah siyaasiyiinta ku bahoobey xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu si adag uga jawaabey hadalo dhawaan ay ku dureen madaxda sare ee xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye oo ku sifeeyey in uu Buubaa aminsanyahay nidaamka federalka ah ee dalka Somaliya.
Mudne Buubaa waxaa uu sheegay in aanu isagu aaminsaneen nidaamkaasi islamarkaana uu ka tanaasulay…
View On WordPress















