Somaliland: Qaramada midoobay Oo Amaantay Ammaanka, adeegyada iyo Maamulka Madaarka Caalamiga ah ee Cigaal Airport.
#Somaliland: #Qaramada_midoobay Oo Amaantay Ammaanka, adeegyada iyo Maamulka #Madaarka_Caalamiga ah ee #Cigaal_Airport.
Hay’adda qaramada midoobay u qaabilsan ammaanka ee magaceeda loo soo gaabiyo UNDSS ayaa ka dareen celisay adeegyada uu maamulka Madaarka Caalamiga ah ee Caasimadda Hargeysa u fidiyo wufuudda laamaha kala duwan ee QM ee booqashada ku yimaada dalka.
Hay’addu waxa ay sheegtay in saraakiisha ammaanka ee UNDSS oo marar kala duwan booqasho ku yimi dalka ay markii ay madaarka soo cago dhigteen u…
View On WordPress














