Xannuun ka dilaacay Kuuriyadda Waqooyi
Xannuun ka dilaacay Kuuriyadda Waqooyi
Korea-(Berberanews)-Kuuriyada Woqooyi waxay soo warisay inuu cudur xiidmaha mindhicirka ah oo aan la aqoonsan ka dillaacay gobolka beeralayda Khamiista, taasoo culays dheeraad ah saaraysa waddanka go’doonsan maadaama uu la dagaallamayo cunto yari daba-dheeraaday iyo mowjad caabuqyo ah oo COVID-19 ah. Hoggaamiyaha Kim Jong Un ayaa dawooyin u diray magaalada dekedda leh ee galbeedka ku taal ee…
View On WordPress








