Amiradeyda 😍
art blog(derogatory)
I'd rather be in outer space 🛸
Sweet Seals For You, Always

PR's Tumblrdome
Xuebing Du
Sade Olutola
KIROKAZE
hello vonnie
NASA

Discoholic 🪩
Claire Keane

izzy's playlists!
EXPECTATIONS
$LAYYYTER
tumblr dot com

Love Begins

pixel skylines
Noah Kahan

No title available
Show & Tell
seen from United States

seen from United Kingdom
seen from Czechia
seen from Austria

seen from United States
seen from United States

seen from United States
seen from United States

seen from United States

seen from United States
seen from United States
seen from Sweden

seen from Malaysia

seen from United States
seen from United States

seen from Jordan
seen from United States
seen from United States

seen from Netherlands
seen from United Kingdom
@yusufaliadam
Amiradeyda 😍
#yusufaliadam #selfie https://www.instagram.com/p/CBbpqOGFmXN/?igshid=8loa1qdy6w2m
Adduunyo. https://www.instagram.com/p/CA0XH10lv2n_oDsibbSNy7XroS8jXYRsdKLeiA0/?igshid=t558hc1eitf8
Nabad. https://www.instagram.com/p/B3-NabIgJmdvkg6IT6tzyIRiltg5qm1BnMMg6c0/?igshid=1bcaugz8y7qgt
#happysunday https://www.instagram.com/p/B1CLFzxF3aPmsjFe7fbCZBrwu7ncX_5nAfnf8w0/?igshid=t7e97n89twhs
#eidmubarak #yusufaliadam #Somalia https://www.instagram.com/p/B1BBAWblQvIW3zqZldSe28SLYm0GJvivPH4Kqs0/?igshid=819og8mvywsd
#yemen #sanaa https://www.instagram.com/p/B0t_s0VFVwwTLlE6dtSiJK0HB5_-GB6AQHJdcI0/?igshid=ien0ujd2aiyu
#myfather https://www.instagram.com/p/B0qK4hclc2A/?igshid=1bffl4v17vm14
#yusufaliadam #biblioteka #photooftheday https://www.instagram.com/p/B0OEZSSlA0dVi7cp7_HLgvbepPgjREyMu3Uog40/?igshid=1240k072gys1x
#picoftheday #yusufaliadam https://www.instagram.com/p/BzTnXvAF3k7/?igshid=9ttuhqekluez
#eidmubarak #yusufaliadan https://www.instagram.com/p/ByYLMmKla6M/?igshid=1bfzbaujjgihj
#yusufaliadan #bosaso #king https://www.instagram.com/p/ByOqtlPloDS/?igshid=j389et442w4y
#yusufaliadan #ramadan #iftar https://www.instagram.com/p/ByGLlCYFZz3/?igshid=1vzotufdhojk4
Farmaajo waa beenaale
Faysal Cali Waraabe Iyo Midnimada Soomaaliya.
Waraabe Cali Faysal kasoo noqodkiisii la kulankii Mw Farmaajo iyo ka qeybgalkii shirka Soomaalida ee Beljimka, inta uusan soo caga dhigan Hargaysa, waxa uu sii diyaarsaday dad badan oo isugu jira qabiilkiisa iyo qaar xisbigiisa ka tirsan ama taageersan oo aad usoo dhaweeyay. Sababtuna aan filayo inay tahay, hadal heyntiisii iyo tallaabada ka dhanka xukuummada ee uu qaaday.
Aad ayuu u difaacday la…
View On WordPress
Hargeysa Iyo Aids
Lixdii bilood ee ugu dambeeyay 23 carruur ah oo ka badqaba xanuunka HIV/Aidska balse ay waalidiintoodu la nool yihiin xanuunka ayaa ku dhashay cisbitaalka wayn ee magaalada Hargeysa.
Waalidiinta ayaa isticmaala daawo ka caawisa in aanu xanuunku u gudbin ilmaha uurka ku jira.
60 qoys oo qaba xanuunka HIV/Aidska ayaa la isku guuriyay saddexdii sano ee ugu dambeeyay guud ahaan deegaannada…
View On WordPress
Qaraabada Horjooge Cabdiweli Gaas Oo Billaabay Billiliqaysiga Hantida Dadweynaha Puntland
Qaraabada Horjooge Cabdiweli Gaas Oo Billaabay Billiliqaysiga Hantida Dadweynaha Puntland
Sargaal lagu magcaabo Cabdifitaax Yemeni oo ay qaraabo dhow yihiin horjooge Cabdiweli Gaas ayaa kala baxsaday 22keedii bishan gaari iyo hub madaxtooyada Puntland, ninkan ayaa la sheegay inuu gawaarida iyo hubka la galay deegaanka Balli Busle ee gobolka Mudug.
Gaariga ayaa noociisu ahaa Lancheser V8, sidoo kale wuxuu ninkaasi hore u sii qaatay 6 qori oo AK47 ah iyo 5 Baastooladood.
Gaarigan u…
View On WordPress