Somalia: Nin Hore Xildhibaan Uga Noqday Dalka Maamulka Muqdisho Oo Ahaa Shakhsigii Fuliyay Qaraxii Agagaarka Garoonka Diyaaradaha Muqdisho.
#Somalia: Nin Hore Xildhibaan Uga Noqday Dalka Maamulka #Muqdisho Oo Ahaa Shakhsigii Fuliyay #Qaraxii Agagaarka #Garoonka Diyaaradaha #Muqdisho.
Al-Shabaab ayaa caawa sheegtay in Saalax Badbaado oo horay u ahaa Xildhibaan ka tirsanaa Baarlamaankii dawladihii KMG ahaa ee dalkaasi Soomaaliya, uu ahaa ninkii fuliyay weerarkii is qarxinta ahaa ee ka dhacay agagaarka Garoonka Diyaaradaha Aadan cadde ee magaalada Muqdisho.
Idaacada A-Andalus ee ku hadasha afka Al-Shabaab ayaa baahisay codka mid ka mid ah raggii fuliyay weeraradii is qarxinta…
View On WordPress













