Haweenay Ingiriis ah oo ka tirsanayd Al-shabaabtw Somalia oo u carartay Yemen
Haweenay Ingiriis ah oo ka tirsanayd Al-shabaabtw Somalia oo u carartay Yemen
Sanca -(Berberanews)-Haweenay lagu magacaabo Samantha Lewthwaite oo u dhalatay dalka Ingiriiska, kana tirsanayd kooxda Al-shabaab ee ka dagaallama Soomaaliya, taas oo loo maleynayo in ay masuul ka ahayd dhimashada boqollaal qof oo lagu dilay weerarro argagixiso, ayaa u qaxday waddanka Yemen dhowaan, sida ay sheegeen laamaha ammaanka ee Britain.Dhowaan ayey aheyd markii ay kala tageen toddobo…
View On WordPress









