dab qabsaday Markab badda cas ku sugan

pixel skylines

Kiana Khansmith

shark vs the universe
Peter Solarz
h

No title available
Misplaced Lens Cap
2025 on Tumblr: Trends That Defined the Year

⁂

oozey mess

Product Placement
Stranger Things

No title available
taylor price
Sweet Seals For You, Always
occasionally subtle
AnasAbdin
NASA
let's talk about Bridgerton tea, my ask is open

#extradirty
seen from Türkiye

seen from United States

seen from United States

seen from Türkiye
seen from United States
seen from Brazil
seen from United States

seen from Türkiye
seen from Oman

seen from United States

seen from Netherlands
seen from United States

seen from South Korea

seen from United States
seen from United Kingdom
seen from United States

seen from United Kingdom
seen from Germany
seen from United States
seen from Germany
@berberanews
dab qabsaday Markab badda cas ku sugan
"Cabdiraxmaan waanu kala shaqaynaynaa ka midho dhalinta Qaranka" Mujaahid Darawal
Wasiir Fiqi oo raaligelin siiyay shacabka Somaliland
Madaxweynaha #Somaliland Oo Kulan La Qaatay Qoyska Reer Axmed Silaanyo.
Hargeysa-23-11-2024-(Berberanews)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa caawa kulan la qaatay qoyska reer Axmed Silaanyo oo ay rafiiq siyaasadeed iyo saaxiibtimo guuna ahaayeen aabbahood Marxuum Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo), waxa uu madaxweynuhu ubadka uu dareensiiyey inay qoyska reer Silaanyo iyo Reer Biixi yihiin kuwa is ah oo marwalba, isla qaybsanaya dhib…
Cabdiqaadir Jirde oo ka sheekeeyay Shakhsiyadii Marxuum Siilaanyo
Meeting Between President-elect Abdirahman Mohamed Abdullahi and President Muse Bihi Abdi
Hargeisa, Somaliland – Today marks a historic moment in the Republic of Somaliland’s democratic journey. His Excellency Abdirahman Mohamed Abdullahi (@Abdirahmanirro ), the President-elect of the Republic of Somaliland met with His Excellency Muse Bihi Abdi (@musebiihi ), the Incumbent President of the Republic of Somaliland at the Presidential Palace in Hargeisa.The meeting underscored the…
Madaxweynaha Somaliland Oo Qaabilay Madaxweynaha Loo Doortay
Hargeysa-23-11-2024-(Berberanews)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa qasriga Madaxtooyada kulan salaam iyo xogwarran ah kula qaatay Madaxweynaha cusub ee dhawaan loo doortay Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro). Kulankan waxa labada madaxweyne ku wehelinayey shir-guddoonka labada gole ee guurtida iyo wakiillada iyo…
Baarlamaanka Somalia oo ansixiyay Xeerka Doorashooyinka
Somalia-(Berberanews)-Xildhibaanada Labada aqal ee Baarlamaanka Somalia ayaa ansixiyay hindise sharciyeedka xeerka Doorashooyinka dalka oo maanta ay marsiiyeen Akhrintiisi 3aad waxaana warbixintii ugu dambeeyay ee xeerkan uu maray mudanayaasha ka hor akhriyay Mahdi Guuleed oo ah Gudoomiyaha Guddiga Ku meel gaadhka ah ee labada Aqal ee Baarlamaanka dalka. Fadhigii maanta ataa waxaa ku sugnaa 172…
"Waxaanu noqon doona mucaarid soo gudbiya dhaliilaha xukuumada "Xildh. Cabdilaahi Muuse
Maxkamadda ICC oo soo saartay waaran lagu xidhayo Netanyahu
Hague —(Berberanews)-Maxkamadda Caalamiga ah ee Dambiyada (ICC) ayaa Khamiista maanta ah soo saartay amar lagu soo xidhayo ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu iyo wasiirka gaashaandhigga Yoav Gallant, iyo sidoo kale taliyaha milatariga Xamas Mohammed Deif. “Garsoorayaasha waxay soo saareen amar lagu soo xirayo laba qof, Mr Benjamin Netanyahu iyo Mr Yoav Gallant, oo loo haysto dambiyo…
Suldaanka Guud ee Habaryoonis oo imika farriin u diray Cirro iyo Muuse
Guddoomiyaha Kulmiye oo ka hadlay Doorashadii dalka ka dhacday
"Waa inynaan daawan in Maalinba saddex habrood isku keen badalaan". Xildh Raambo
Komishanka oo Maxkamadda Sare u gudbiyay Natiijada Hordhaca
Madaxweyne Biixi oo aqbalay natiijada Komishanka
Sidee warbaahinta caalamku uga falcelisay natiijada Doorashada somaliland?
Warbaahinta caalamiga ah ayaa maanta si weyn uga hadashay guusha madaxweynaha la doortay ee Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro). Warbaahinta caalamiga ah ee natiijadii doorashada ee uu ku guulaystay xisbiga mucaaridka ahaa ee WADDANI sida weyn u faafiyay waxa ka mid ahaa Reuters, AP, Aljazeera, African News, East African Standard iyo qaar kale. Waxa ay…
Taariikhda Madaxweynaha cusub ee Somaliland