Baabuur Cusub Oo Lagu Wareejinayey Wasaaradaha Fulinaya Mashaariicda Sanduuqa Horumarinta Somaliland
#Baabuur #Cusub Oo Lagu #Wareejinayey #Wasaaradaha #Fulinaya Mashaariicda #Sanduuqa Horumarinta #Somaliland
Sanduuqa Horumarinta Somaliland waxa uu si rasmi ah gudaha Wasaaradda Qorshaynta Qaranka iyo Horumarinta ugu wareejiyay 12 baabuur oo loo soo iibiyay 4 Wasaaradood iyo 1 Wakaalad oo fulinaya Mashaariicda Sanduuqa Horumarinta Somaliland (SDF). Xafladda waxa si rasmi ah u furay Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka iyo Horumarinta, Mudane, Cali Ismaaciil Xuseen (Shoombe), sidoo kalena ah…
View On WordPress












