AKHRISO: Magacyada Saraakiisha iyo Guutooyinka Ciidanka dowlada Ee Ka Qayb Qaadanayo Duulaanka Deegaanada Beesha Biimaal
AKHRISO: Magacyada Saraakiisha iyo Guutooyinka Ciidanka dowlada Ee Ka Qayb Qaadanayo Duulaanka Deegaanada Beesha Biimaal
Isha warka: Markacadey
Markacadey.com : Waxaa halkan idinku soo gudbineynaa Guutooyinka iyo Saraakiisha maamulka Xasan Culusow ee qaybta ka ah duulaanka lagu soo qaaday deegaanada beesha Biimaal.
Arinta micnaha weyn sameyneyso ayaa ah in saraakiisha aan magacyadooda idiin soo gudbineyno ay ku dagaalamayaan hubka iyo gaadiidka loogu deeqay Somaliasi hubkaasi dalka cadow looga difaaco. Sidoo kale…
View On WordPress