Somaliland: Dhawaaqa isbahaysiga mucaaradka iyo loollanka istirajiyaddaha cusub
Somaliland: Dhawaaqa isbahaysiga mucaaradka iyo loollanka istirajiyaddaha cusub
Maxay Qorshaynayaan Guusha Doorashooyinka Kadib Mucaaradka Somaliland? Hargeysa-(Berberanews)-Labada Xisbi ee Mucaardka oo ku guulaystay aqlabiyada kuraasta gollaha wakiillada ee doorashada Somaliland ka qabsoontay 31 May 2021, geyiga Somaliland ka, ayaa soo bandhigay qorshaha iyo istiraatiijiyad cusub oo ay qaadanayaan. Natiijada hordhaca ah ayaa muujisay in 82 Kursi oo gollaha Wakiillada…
View On WordPress












