Fariin:- Kusocota Suldaan Abshir iyo Deegaanka Lughaya
Fariin:- Kusocota Suldaan Abshir iyo Deegaanka Lughaya
FARIIN Marka hore waxaan salaamaya Suldan Abshir iyo inta geela lamasha
Abshiroow hadad reer lahad waa laxuubsadaye
Xarbaa galay dhulkaagi adoo xayiha oo noole Ku xigayi u dhartan baryahan Dhuuxi reer kaniye madhergah dhalan kii u dhacay kama dhirbaxane
Dablay xiiqsan baa timi dhulkii dhagar u soo xayitay
xabad bay ladhacayan hablaha mana xishoodane
Xawayaan ka duur ku ba xad buu seeraha u…
View On WordPress











