Degdeg:- Diyaarad Masar Leedahay oo 81 Ruux Saarnaayeen Oo La Afduubay Kana Degtay.....
Degdeg:- Diyaarad Masar Leedahay oo 81 Ruux Saarnaayeen Oo La Afduubay Kana Degtay…..
Harowo – Diyaarad ay leedahay shirkadda diyaaradaha ee EgyptAir, oo la af duubtay ayaa ayaa lagu qasbay in ay ku dagto garoon ku yaala Qubrus.
Diyaaradda ayaa ahayd nooca loo yaqaano Airbus A320, lambarka duulimaadkeedu wuxuu ahaa MS181, waxayna waday 81 qof oo rakaab ah.
Qof rakaab ah oo sheegay in uu wato suun qarxa ayaa ku maray in shaqaalaha diyaaraddu ay duulimaadka u weeciyaan dhanka…
View On WordPress












