Waardiyeyen Nabadeed Ku Dareer Dekadeed by Musa Lodoon
Waardiyeyen Nabadeed Ku Dareer Dekadeed by Musa Lodoon
Waxan La Hadlayaa Bulshadayda Sharafda Iyo Karaamada Mudan. Waxa Waajib Muqadas Ah In Aan Cidna Loo Daba Fariisan Nabadgelyo Daro Iyo In Lagu Khamaaro Noolaha Aadamaha Ee Ku Nool Halka Alla U Dooray Kawkan Aan Ku Noolahay. Laba Shay Gorgortan Ma Geli Kari Wax Lagu Khamaaro Ka Fog Nabada Bulshada Iyo Wixii Horu Mar Ah Ee Bulshadu Nolosha Cidhiidhiga Kaga Bixi Karto.Taas Oo Nolosha Badu Kaw Ka Tahay.
View On WordPress













