#عَنْ أَبِي هُرَيْرَةَ قَالَ قَالَ رَسُولُ اللَّهِ ﷺ مَنْ صَامَ رَمَضَانَ إِيمَانًا وَاحْتِسَابًا غُفِرَ لَهُ مَا تَقَدَّمَ مِنْ ذَنْبِهِ " رواه البخاري ومسلم #Abuu Hureyrah (R.C) wuxuu yiri: ‘ Rasuulkii ﷺ wuxuu yiri: ‘ Qofkii u sooma Ramadaan iimaan qab iyo ajar dalab, waxaa loo dhaafa danbigiisa hore (aan ka baa’irta aheyn. (Bukhaari iyo Muslim) #Ilaahay soonkaan khayr iyo wanaag hanoogu dhameeyo, ilaahay hana waafajiyo laylatul qadarka, ilaahay hanaga mid dhigo kuwa naar laga xureeyo bishaani. #Share si walaalaha kale ugu Faaideystaan https://www.instagram.com/p/CNp7vmOHRU9/?igshid=194me8yklh8ym

















