seen from United States
seen from Japan
seen from Türkiye
seen from United States
seen from France
seen from Ukraine
seen from Georgia

seen from United States
seen from South Korea
seen from China
seen from China

seen from Brazil

seen from United States

seen from United States

seen from Brazil

seen from Spain

seen from Spain
seen from United States

seen from Indonesia
seen from South Korea
Somaliland: Maamul Goboleedka Puntland Oo Hanjabaad Culus Hawada U Soo Mariyey Somaliland
#Somaliland: Maamul Goboleedka #Puntland Oo Hanjabaad Culus Hawada U Soo Mariyey Somaliland
Wasiirka wasaaradda warfaafinta Puntland Maxamuud Xasan Soocadde oo la hadlayay TV-ga dowladda, ayaa ka warbixiyay shaqaaqo shalay ka dhacday magalada Laascaanood ee Xarunta gobolka Sool, taasi oo la sheegay in dhaawacyo ay ka soo gaadheen dad rayid ah.
Soocadde, ayaa tilmaamay in arrintaasi ka xunyihiin islamarkaana aysan u dul-qaadan karin dhibaatada lagu hayo shacabka gobolkaasi, isagoo eedayn…
View On WordPress
Somaliland: War Deg-Deg Ah Maydka Qof Aan Wali La Aqoonsan Oo Laga Helay Deegaano U Dhaw Magaalada Laascaanood Iyo Maamulka Gobolka Oo Ka Hadlay+Sawiro
#Somaliland: #War Deg-Deg Ah Maydka Qof Aan #Wali La #Aqoonsan Oo Laga Helay Deegaano U Dhaw Magaalada #Laascaanood Iyo #Maamulka Gobolka Oo Ka #Hadlay+Sawiro
Wararka naga soo gaadhay magaalada laascanood ayaa sheegaya in Maydka qof aan wali la aqoonsan isla markan geeriyooday muddo badan ka hor laga helay baadiyaha deegaanka cajid oo qiyaas ahaan 15 KM u jirta magaalada laascaanood.
Waxaana maydka qofkan aan wali la aqoonsan isla markaana la sheegay inuu u eeg yahay nin qaba xanuunka dhimirka usoo sheegay ciidamada booliska magaalada laascaanood iyo…
View On WordPress
Puntland Oo Lacag Faalso Ah Ku Qarqisay Suuqyada Magaalada Laascaanood
#Puntland Oo Lacag Faalso Ah Ku Qarqisay Suuqyada Magaalada #Laascaanood
Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa laga soo sheegayaa in uu cirka isku shareeray qiimaha safirka doollarku, ka dib markii magaaladaasi ay soo gashay lacag shilin Soomaali ah oo faalso ah, taas oo sida la sheegay lagu soo daabacay bangiga dhexe ee magaalada Boosaaso ee maamulka Puntland.
Lacagtan faalsada ah ee lagu soo daabacay magaalada Boosaaso ayaa la xaqiijinayaa in lagu…
View On WordPress