DegDeg: Madaxweynaha Silanyo iyo Cali Khaliif Oo Maanta Si Rasmi Ah U Kala Saxeexaday Heshiis Nuxurkiisu Ahaa Kamid Noqoshada Khaatumo ee Somaliland
DegDeg: Madaxweynaha #Silanyo iyo #Cali Khaliif Oo Maanta Si Rasmi Ah U Kala Saxeexaday Heshiis Nuxurkiisu Ahaa Kamid Noqoshada #Khaatumo ee #Somaliland
Madaxweynaha Somaliland Oo Goob-joog U Ahaa Heshiis Taariikhi Ah Oo Dhex Maray Somaliland Iyo Khaatumo, Waxaanu Madaxweynuhu Khudbad Ka Jeediyey Madashii Kulanku Ka Dhacay Oo ahayd Caynaba Iyo Nuxurka Heshkii Ka Soo Baxay Shirka.
Magaalada Caynaba ee xarunta gobolka saraar waxa maanta lagu soo gabo-gabeeyay wadahadaladii u socday dawladda somaliland iyo khaatumo, wadahadalaadaasi oo socday…