Madaxweynaha Lubnaan: Sucuudigu ha caddeeyo sababta Xariiri u soo noqon waayey
Madaxweynaha #Lubnaan: #Sucuudigu ha caddeeyo sababta #Xariiri u soo noqon waayey
Madaxweynaha Lubnaan, Misheel Cawn, ayaa ugu baaqay Sucuudiga in uu sharaxo sababta Sacad Al-Xariri ugu noqon waayey dalkiisii tan iyo markii uu iska casilay xilkii Ra’isal Wasaarenimo ee uu ka sheegay magaalada Riyaad.
Cawn ayaa sheegay in wax kasta oo uu Al-Xariiri yidhi ama aanu sheegin ba aanay ka turjumayn xaqiiqada maadaama uu duruufo shaki leh kala kulmay Sucuudiga.
Ururka mitidka ah ee…
View On WordPress









