Gudoomiyaha Komishanka Doorashooyinka oo shaaciyey in dablaydii weerartay Goobta Diiwangelinta Sabo-wanaag Badh la qabtay+Agabkii la dhacday,Khasaaraha &Xoggo kale.
Gudoomiyaha #Komishanka Doorashooyinka oo shaaciyey in dablaydii weerartay Goobta #Diiwangelinta Sabo-wanaag Badh la qabtay+Agabkii la dhacday,#Khasaaraha &Xoggo kale.
“Waxaanu Dawladda Iyo Shacbigaba Ugu baaqaynaa In Fal-dambiyeedkaas foosha xun nimankii geystay gacanta lagu soo dhigo”
Komishanka doorashooyinka qaranka Jamhuuriyadda Somaliland ayaa shir jaraa’id oo ay xalay ku qabteen xaruntooda magaaladda Hargeysa, waxay ku baaqeen in sharciga la horkeeno koox dabley ah oo weerartay goob diiwaan-gelineed oo ku taalla jiida Sabo-wanaag ee gobolka Awdal.
Komis…
View On WordPress














