"Dawladaha Carabtu waxay ka fikirayaan inay maalgashadaan Somaliland iyo dalalka kale ee Afrika" Wargeyska African Business
“Dawladaha Carabtu waxay ka fikirayaan inay maalgashadaan Somaliland iyo dalalka kale ee Afrika” Wargeyska African Business
Qaahira -(Berberanews)-Waddamada Carabta, ayaa xilligan ka fikiraya inay soo nooleeyaan xidhiidhkii ganacsi ee ay la lahaayeen qaaradda Afrika, kaas oo hoos u dhacay muddooyinkii u dambeeyey. Shirka Ganacsiga ee Afrika iyo Carabta oo bishii October ee sannadkan ka dhacay caasimadda dalka Masar ee Qaahira, ayaa lagaga hadlay sida ugu habboon ee kor loogu qaadi karo xidhiidhka ganacsi ee ay…
View On WordPress













