🙏🙏 TANNA KA TALI: #Soomaalidu waa wada #Ehlujanno. Waynu ognahay inayna u baahnayn #camal_wanaagsan oo badan inay aakhiro u hor marsadaan oo #suaalaha_qiyaame iyo xisaabta ay qabaan waxaa kaga filan "ASHAHAADADA, tuktukashada, iwm" Markaana qiyaamada waxaa lagu dhihi doonaa (janada Geeya!!) #talo_xumada halkaa Ka dhici doonta waxay sababi doontaa inay janada Ku kulmaan kuwii bulshada Ku laayay: Siyaasad, CaadifadDiineed, Qabyaalad, ama iyagoo dhacayay, iyo dadkii ay laayeen, dhaawaceen ama dhibaateeyeen. Waana la is garanayaa, halkaas waxaa jaanis Ka Heli doona dhibaneyaashii eedii laga galay lagaga soo kiis baxay "LAA LAA, ILLA LAA* MUXAMADA, DAA DAA!" Amaan Darro iyo aargoosi inay janada Ka bilaan rabto markii la ogaado waxaa dhici doonta in waardiye loo yeelo #atooreyaasha janada dheeraadka Ku jooga. waardiye #malaaig ahna looma samayn Karo maadaama "low profile" inay ahaadaan la xeerinayo. Adiga qoraalkan akhrinaya waxaa Halkaas kaaga soo bixi karta shaqo waardiye nimo, (qasab ah ama istikhyaarkaa) Hub waawayn oo muuqdana waa yool oo ma qaadan kartid. waxaa dhici doonta/karta inaad bastoolad u baahato, ileen budh wax kaa celin maayee, 2dan bastooladood ee aan hadda sawirkooda soo qaatay baana ugu fiicnaan doona kuwa aad Ka dooran doonto -waa hadii qiyaamihii la sheegayay inuu soo guuxayo uu xili dhaw dhacee- Hadaba adoo jaaniska Ka sii faaidaysanaya 2dan kee baad dooran lahayd !? Mise midna ma dooranaysid oo waxaad qorshaysatay "waardiye noqo inaadan cidna Ka yeeli doonin, macaa hadii ay ilaahay noqoto!?" Anigu 2da midna ma doorteene, Waxaan dooran lahaa in labadaba la isugu Kay daro, hadiikale cidkale shaqada loo dirsado (shuruud) micnaha😂😂














