Somaliland: Gudoomiyaha Maxkamada Sare Oo Ka Qayb-galay Shirar Caalami Ah, Sharaxyna Garsoorka Somaliland
#Somaliland: Gudoomiyaha #Maxkamada_Sare Oo Ka Qayb-galay Shirar #Caalami Ah, Sharaxyna #Garsoorka Somaliland
Gudoomiyaha Maxkamada Sare iyo ta Dastuuriga ah ee JSL ayaa ka qayb galay laba shir oo caalami ah. Shirka hore waxa uu ku saabsanaa “Shuruuucda oo la is waydaarsadaa doorka ay ka ciyaarto xoojinta Dawlanimo sharci ku dhisan iyo maamulka ku dhisan hanaanka Axsaabta badan ee Qaarada Africa” (Open Law- Africa Conference 2015, the free Access to Law in deepening Rule of Law and Democracy ), waxaanu…
View On WordPress












