Qormo Ku Saabsan Shaaha ama Bunka Loo Yaqaano Shaadali
Qormo Ku Saabsan Shaaha ama Bunka Loo Yaqaano Shaadali
Qormo Ku Saabsan Shaaha ama Bunka Loo Yaqaano Shaadali
Degaannada Soomaalida badankooda waxaa la ga yaqaan wax la yidhaahdo “Shaadali”. Shaadaligu waa shaah ama bun dad badan loo kariyo iyada oo la gu raadinayo ajar iyo xasanaad. Xaaladda iyo goobta Shaadaliga la gu cabbayo waxaa la niyaystaa oo la dareemaa rooxaan, barako iyo khayr. Mararka qaar waa la ducaystaa, Nebiga ayaa la gu salliyaa, dad…
View On WordPress