Ictiraaf Keeni Meyso Masaafurinta Maatida Somaaliyeed by Abdirahman Geireh
Ictiraaf Keeni Meyso Masaafurinta Maatida Somaaliyeed by Abdirahman Geireh
Waxey aheyd badhtamihii sanadkii hore markii dumar iyo caruur soomaaliyeed oo ka soo firxadey dagaaladii Yemen, laga horjoogsadey in ay ka soo degaan dekada Berbera ,halka ay qaxootigii Yemeniinta ee la socdey qadarin iyo maamuus lagu qaabiley. Arrintaasi waxey aheyd fadeexad,ceeb iyo bar-madow oo waligeed ku suntanaan doonta!!!.
Go’aanka ama amrka masaafurinta ee faqooqida iyo…
View On WordPress










