Somalia: Dawladda Somalia oo Amar ku Bixisay in la Xidho Websaytyada Alasow u Faruur Xidhan, iyo Kuwa uu Baadda iyo Sirta ka hayo.
#Somalia: Dawladda #Somalia oo Amar ku Bixisay in la Xidho #Websaytyada #Alasow u Faruur Xidhan, iyo Kuwa uu Baadda iyo #Sirta ka hayo.
Amar ka soo baxay xafiiska Xeer ilaaliyaha Guud Ee Somalia ayaa lagu amray wasaarada Boostada iyo Isgaarsiinta in la xiro 35 Website oo afka Soomaaliga lagu qoro.
Amarkan oo uu ku saxiixnaa kusimaha xeer ilaaliyaha Dr Maxamuud Cabdi Xaaji Aadan ayaa si gaar ah loogu xusay shabakada Waagacusub.com ee uu iska leeyahay Budhcad Saxafadeedka la yidhaa Dahir Alsow, iyadoo uu ku eedeeyay kusimaha xeer…
View On WordPress











