Hoggaamiyaha Al Shabaab oo ka hadlay Howl gallada Ciidamada Ethiopia ay ka billaabeen Gobollada dalka
Hoggaamiyaha Al Shabaab oo ka hadlay Howl gallada Ciidamada Ethiopia ay ka billaabeen Gobollada dalka
Sheekh Mukhtaar C/raxmaan ( Abuu Zubeyr ) hoggaamiyaha Ururka Al Shabaab ayaa ka hadlay Marxaladda iminka uu dalka ku sugan yahay gaar ahaan Ciidamada Ethiopia ee iminka dhaq dhaqaaqyada Ciidan ka wada qaar ka mid ah Gobollada dalka.
Abuu Zubeyr ayaa wacad ku maray in ay Bartilmaamsanayaan Ciidamada Ethiopia iyo dhammaan Ciidamada AMISOM ee dalka ka Howl gala isagoo dhanka kale fariin ugu diray…
View On WordPress