Luuqadda Casriga Ah ee Dhalinta
Luuqadda Casriga Ah ee Dhalinta
Qore: Cabdiraxman Maxammed (Xiddig)
Email: [email protected]
“Wait, wait Snapchat video aan ka qaadee”, ayuu yiri Salmaan. “Gaarigan naga horeeya parking-ka ayuu la rafaadsanyahay wallaahi. It is really funny how this guy is parking,” ayuuna sii raacshey inta qosley.
Salmaan waxa uu ka duubey Video toban ilbiriqsi ah darawal gaarigii gelin la’ booskii loogu talagaley, ka dibna waxa uu galiyey…
View On WordPress














