Waa kulankayagii aniga iyo madaxwayne mustafe cagjer, waxa aan iloobi karin talooyinkii iyo tusalayashii uu ila wadaagay waxa aan ogahay inuu somali jecelyahay inta aan anihuvka arkay. Kolay waxa uu kulankaasi ii ahaandoonaa mid aanbku meel maro intii karaan katga ah. Waxa aan aad ugu mahad celinyaa madaxwaynaha sida qadarinta iyo sharaftaleh ee uu isoo dhaweeyay, waqtiguu qaaliga ah badh uu iga siiyay. #somali #jigjiga #somalistate #meetthepresident #historicalphoto #ethiopia #jiite #Aboubakar_indho #mustafe_cagjar #degankasomalida #wonderfulstyle #wonderfulltime #awesomeplaces https://www.instagram.com/p/B2LlCCqnxRtJeKgQyl8Veokn4FNPILtoQ27kxE0/?igshid=e5furk1nsy49











