DHAGEYSO:-Sheekh Shariif Cabdi Nuur Iyo Xukunka U Dabaal Dagida Dhalashada Nabi Muxamed صلى الله عليه وسلم. Muxaadaradaan oo cinwaankeedu yahay xukunka U Dabaal dagidda dhalashada Nabi Muxamed صلى الله عليه وسلم waxaa soo jeedinayo Allaah ha u Naxariisto Sheykhul Callaamah Shariif Cabdi Nuur. Voice Of Somalia-SOMALI LEAKS








