#calisuxufi https://www.instagram.com/p/B8LcdeBHYhZ/?igshid=1vr83gt1e257g
Misplaced Lens Cap
Xuebing Du
taylor price

Kiana Khansmith

Product Placement
Jules of Nature
Fai_Ryy
art blog(derogatory)
todays bird

Love Begins

Janaina Medeiros
2025 on Tumblr: Trends That Defined the Year
sheepfilms
DEAR READER
Sweet Seals For You, Always
One Nice Bug Per Day
wallacepolsom
Claire Keane
Noah Kahan

tannertan36

seen from United States

seen from United States
seen from United States

seen from Germany
seen from United States
seen from France

seen from United Kingdom

seen from United States
seen from Maldives

seen from Germany
seen from United States
seen from United States
seen from United States
seen from United States
seen from United States

seen from United States

seen from United States
seen from United States

seen from United States
seen from United States
@calisuxufi
#calisuxufi https://www.instagram.com/p/B8LcdeBHYhZ/?igshid=1vr83gt1e257g
kkkkkkkk #calisuxufi https://www.instagram.com/p/B7_64V6ndNh/?igshid=14eu8kxx2sdef
Gudoomiye Mursal 300,000 dollar ayuu ka qaatay Cumar finish si aan Mooshinka Maqaamka Muqdisho aan loo hor keenin Barlamaanka Waxaa arintaas gar wadaan ama dalaal ka ahaay Xildhibaan Yusuuf Kabaale iyo Xildhibaan Maxamuud Abukaato Barlamaanka ayuu Mursal Kufsaday... #calisuxufi https://www.instagram.com/p/B77r9_InUWb/?igshid=nzc6m778t8h6
Kaamerooyinka ku Xirnaa Muqdisho oo Qaraxyo Lagu Weeraray Saakay Jugta qaraxyo ayaa arroortii hore ee saaka waxaa laga maqlay degmooyin ka tirsan Gobolka Banaadir, kuwaasi oo ka dhacay Wadada Maka Al-mukarama ee Muqdisho. Qaraxyada oo ahaa miinooyin nooca dhulka lagu aaso ah ayaa waxaa lagu xiray qaar kamid Kaamirooyinkii CCTV ee bilo kahor lagu xiray Waddooyin qaar ee ku yaalla Magaalada Muqdisho. Dad u soo baxay salaadii subax ee saaka ayaa sheegay inay maqlayeen Jugta ilaa iyo 5 qarax oo is xig-xigay, kuwaasi oo lagu burburiyay Baalayaasha xambaarsan Kaamirooyinkii qaar ee dowladda ku xirtay Wadada Maka Al-Mukarama gaar ahaan kuwa ku yaallay Nawaaxiga Isgoyska dabka. Wararka ayaa intaasi ku daraya in qaraxyada ay burburiyeen dhowr Kaamiro oo ku xirnaa Wadada Al-Mukarama ee Muqdisho, in kastoo aan tirro rasmi ah laga heyn inta la burburiyay. Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa dhowr bilood kahor wadooyinka qaar ee ku yaalla Muqdisho gaar ahaan kuwa muhiimka ah ku xirtay Kaamirooyinka CCTV, kuwaasi oo loogu talagalay in loo adeegsado dhanka amniga Caasimdda. #calisuxufi https://www.instagram.com/p/B77pXKWHJ_U/?igshid=1hwk2i61pucdz
Jubbaland: Warsaxaafadeed Nolol iyo Geeriba laguma haayo wasiir janan #calisuxufi https://www.instagram.com/p/B74K7xNn0tD/?igshid=1v7mtsng48uyv
The White House will add seven new countries to its travel ban, including Belarus, Eritrea, Kyrgyzstan, Myanmar, Nigeria, Sudan, and Tanzania. The announcement could arrive as soon as Monday, the three-year anniversary of the original order, according to administration officials with knowledge of the list, a report by the Wall Street Journalsaid. Some countries will only face a ban on certain visa categories and the rule would not ban citizens outright from entering the U.S. The list of countries is not final. On the Davos sidelines early Tuesday, President Trump confirmed in an interview with the Wall Street Journalhis administration’s plans to name additional countries. He declined to name them, however. An updated version of the ban was expected later this month, with the new rules expected to antagonize U.S. relations with the countries in question. Trump signed his original travel ban Jan. 27, 2017, one week into into his first term. The order, which initially applied to seven majority-Muslim countries denying their citizens U.S. visas, inspired massive revolt after the president referred to it as a “Muslim Ban” on Twitter. It was amended and upheld in a June 2018 Supreme Court decision, affording the White House a major victory. A third iteration was later upheld, which restricted entry for some citizens of Iran, Libya, North Korea, Somalia, Syria, Venezuela and Yemen. #calisuxufi https://www.instagram.com/p/B7vamZunhMS/?igshid=7c8rtsvcztqn
Dugsiga sare ee 15 may xasuus waayo waayo cajiib #calisuxufi https://www.instagram.com/p/B7vOQtGH0AJ/?igshid=n5mlwr3z262i
Eebe ha u raxmado Fanaan Daa'uud Cali Masxaf https://www.instagram.com/p/B7tSnFbnPWy/?igshid=1gusicriegsab
Gudoomuyaha Aqalka Sare :Cabdi Xaashi MW:Farmaajo & Madaxii hore ee NISA Sanbalooshe Cabdi Xaashi: md warkaas aan maqalnay waxa weeye Ninkaasoo loo dhiibaa itoobiya waa danbiga ugu weyn oo ay dowladeenu gashaa waxaana waan kaaga digeynaa MW Farmaaho: waa yahay "waxaa leysku soo noqday 10:00 pm oo habeenimo" MW Farmaajo: (Tel Ring Ring Ring) Ii imoow waxaa ila jooga Gudoomiye Cabdi Xaashi Sanbalooshe : waa ikanaa MW Farmaajo: Usheeg waxaad ii sheegeysay Sanbalooshe : Ninkaas wuxuu leeyahay anigu waxaan ahaa madaxdii sare ee jabhadii ONLF hadaan Qalbi dhagax ahay dadka badankiis waa galeen ana heshiis aan la galay itoobiya oo waxaan rabaa inaan anigu is geeyo dowlada soomaaliyana kabar baan ka rabaa inay ii noqoto oo ay i geyso Cabdi Xaaahi ; Ma isagaa yiri Sanbalooshe :Haaaaaa Gudoomiye baasaboorkiisii waa kan waxaa usaaran VISA haduu igeeya oranine Mageyneyno hade hadii uu igeeya yiraahdane hada hee Fiiro gaar ah : Gudoomiye cabdi haashi wuxuu yiri waxaa iga maqneyd inaan iraahdo ii keena #calisuxufi https://www.instagram.com/p/B7lEIPLnzRj/?igshid=qissqf35txwa
#calisuxufi https://www.instagram.com/p/B7i3-PjJvvB/?igshid=18wtxsselpl15
kkkkkkk tabar daranaa https://www.instagram.com/p/B62yct1HGh2/?igshid=1lulgpsgy9cl2
Heerka Cadaawada Dowladaha Khaliijka https://www.instagram.com/p/B6s5_ZBnV-J/?igshid=1s6xlpoz2kwxg
hhh kkkk #calisuxufi https://www.instagram.com/p/B6s2dpDnWBV/?igshid=5woy0msf3vcd
#calisuxufi https://www.instagram.com/p/B6s2HbxnyY0/?igshid=1s121zfoyy2ay
#calisuxufi https://www.instagram.com/p/B6s1aP-nyXr/?igshid=20zazbtcx7x7
#calisuxufi https://www.instagram.com/p/B6s1L27HhME/?igshid=1b7e7phkfkvip