ka Faa'iideyso hadaad ka faa'iidi kartid waa fursad #calisuxufi https://www.opportunitiesforafricans.com/the-chevening-british-library-fellowship-2021/ https://www.instagram.com/p/CF7x9A-Ha1J/?igshid=usmn65s7ubd5
seen from United States

seen from United States
seen from United States
seen from United States
seen from Germany

seen from United States
seen from United States
seen from Greece
seen from China

seen from United States
seen from Greece
seen from Canada
seen from Greece
seen from United States
seen from United States
seen from United States

seen from United States

seen from Canada
seen from United States

seen from United States
ka Faa'iideyso hadaad ka faa'iidi kartid waa fursad #calisuxufi https://www.opportunitiesforafricans.com/the-chevening-british-library-fellowship-2021/ https://www.instagram.com/p/CF7x9A-Ha1J/?igshid=usmn65s7ubd5
Qaadka/Jaadka Kenya laga dhoofiyo ee Soomaaliya la geeyo waxaa lagu xiray shuruudahan, dowladda Soomaaliya ayaana shuruudahan kusoo rogtay Kenya. 1 – In dowladda Kenya ay faragelinta ka deyso Arrimaha Gudaha Soomaaliya,isla markaana si siman ula macaamiisho dadka Soomaaliyeed. 2 – In Kenya raali gelin ka bixiso inay kusoo xadgudubtay Hawada Soomaaliya 3 – In Kenya ogolaato inay dhoofsato wax soo saarka Soomaaliya, sida Kalluunka, Malabka, Hilibka iyo Caanaha iyo waxyaabaha kale ee muhiim ah. 4 – In Kenya ay laasho in duulimaadyada ka baxa Soomaaliya ugu baareyso Magaalada Wajeer ee gobolka waqooyi bari taas oo dhibaato weyn ay ku qabaan dadka ka baxa gudaha dalka Somaaliya. #calisuxufi #gobolkabanadir #gobolkabanaadir #gaaboowmedia https://www.instagram.com/p/CEXTeZsnh2x/?igshid=3ic2dqdnstl0
Dib baa Loo Noqonayaa Waala Noqonayaa #calisuxufi #Yaab https://www.instagram.com/p/CECx39THjMx/?igshid=imr2k28srx8d
DEG DEG :Wararka naga soo gaarayo Magaalada Jowhar ayaa sheegaya in caawa Magaaladaasi lagu toogtay wasiir ka tirsan Hirshabelle. Wasiirkii Beeraha ee Dowlad goboleedka Hirshabelle Xildhibaan Cabdiqaadir Abuukar karaani ayaa la sheegay in kooxo hubeysan ay ku toogteen Xaafada Kulmis xilli uu kasoo baxay Saaladda Cishaha. Wasiirka Cabdiqaadir Abuukar karaani ayaa dhawaan un xilkan loo magacaabay ka dib markii xilka laga qaaday Wasiirkii hore ee Wasaaradaasi. #calisuxufi #gobolkabanadir #gobolkabanaadir #gaaboowmedia https://www.instagram.com/p/CEAJbq5nglT/?igshid=mt6b1w9mn0iu
Ciidamada Amniga ayaa ku guuleystay in ay soo afjaraan howgal ay ka sameeyeen Hotel Elite ee magaalada Muqdisho. Ciidanka ayaa guuleystay in ay toogtaan dhammaan kooxihii hubeysnaa weeraray Hoteelka Elite. Ciidanka ayaa soo badbaadiyeen dadkii ku go’doomay Hotelka, Baaritaano ayay ciidanku wadaan hadda. Ku dhawaad 15 ruux ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen tiro intaasi ka badana ay ku dhaawacmeen ka dib markii Qarax iyo weerar toos ah lagu qaaday Hoteelka lagu Magacaabo Elite oo ku yaalla Xeebta Liido. #calisuxufi #gobolkabanadir #gobolkabanaadir #gaaboowmedia https://www.instagram.com/p/CD9stXmnPUD/?igshid=drw9489ugrxm
#nabariyonaxdin #nabadiyonolol🇸🇴 #nabadiyonolol #calisuxufi #gobolkabanadir #gobolkabanaadir #gaaboowmedia https://www.instagram.com/p/CDpHHhAnoQi/?igshid=1a8pultcq9unr
#calisuxufi #nabadiyonolol #nabariyonaxdin https://www.instagram.com/p/CBaRm98HMaU/?igshid=5oh4fg1e71df
#calisuxufi https://www.instagram.com/p/CBZIZQLHr1f/?igshid=19tllvaqrw9x2