hurdo kama bogto
barkin baan kuu tiirshaa boga iyo calooshee
beerkaan u seexdaa barbarada ma qabanaayee
anigo bur burayoo dhinacyadu ii barrareen waagu ii bariyee
ax boogtii jacaylka wuxuu i baaday ayyaan iga ba'aynee
inti aan bad qabayee howshiisu igu badan












