Ma afgembi mikateri baa ka dhacay Guinea?
Ma afgembi mikateri baa ka dhacay Guinea?
CONAKRY — Ciidamo afgambi ka wada dalka ku yaalla galbeedka Africa ee Guinea ayaa muuqaal ay usoo direen wakaaladda wararka AFP ku sheegay inay gacanta ku dhigeen madaxweyne Alpha Conde, islamarkaana ay kala direen dowladdii. Sidoo kale ciidamo kale oo ka hadlay taleefishinka dowladda ayaa sheegay in la baabi’iyey dastuurkii iyo dowladdii dalka. Madaxa ciidamada gaarka ah ee militariga Guinea,…
View On WordPress












