GURMADKA BAARDHEERE: Ururka Samafalka Soomaaliyeed ee #AlphaTrust ayaa deeq raashin ah gaarsiiyay Wallaalihii ay saameeyeen DAADADKII BIYAHA WABIGA JUBBA ee magaalada BAARDHEERE ee gobolka GEDO. FIIRO GAAR AH: Fadlan muuqaalkaan la wadaag asxaabtaada Insha'Allah. Mahadsanid https://www.instagram.com/p/B_5UlWZHlQT/?igshid=e2qqh8m6al9q









