Muxuu Maraykanku Ka Faa’idayaa Aqoonsi Uu Siiyo Somaliland ?
Muxuu Maraykanku Ka Faa’idayaa Aqoonsi Uu Siiyo Somaliland ?
Washington (Berberanews) – Machadka Heritage Foundation oo ka shaqeeya dhiirri-gelinta iyo Kobcinta Danaha Siyaasadeed ee Shacabka iyo Dalka Maraykanka, ayaa dowladdiisa ugu baaqay inuu Aqoonsado Somaliland, waxaanay soo bandhigeen faa’idooyin go’aankaasi uu u leeyahay bed-qabka danaha Maraykanka ee Gobolka Geeska Afrika. Heritage Foundation oo cilmi-baadhis ku sameeya siyaasadaha togan ee ka…
View On WordPress















