Afar arrimood oo Madaxweynaha Somaliland ku sheegay khudbad uu Mareykanka ka jeediyey
Afar arrimood oo Madaxweynaha Somaliland ku sheegay khudbad uu Mareykanka ka jeediyey
Washington -(Berberanews)-Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Muuse Biixi iyo wefti uu hoggaaminayo oo safar ku jooga dalka Maraykanka, ayaa khudbad dheer oo dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyey xarunta Machadka Heritage Foundation ee magaalada Washington xalay.Ugu horreyn, Madaxwaynuhu waxa uu khudbaddiisa si faahfaahsan ugaga warbixiyey maraxaldihii kala duwanaa ee Jamhuuriyadda soo…
View On WordPress















