“ illaahay baa Ku dhaartay waxaan maalintii aan denbi dhaaf weydiistaa Alle oo utoobad keenaa in ka badan Tobaatan (70) jeer “ Xadiis ( Mar Hadii nabigeena scw oo danuubtiisa loo dhaafay uu Alle dambidhaaf weydiisan jiray maalinkasta in kabadan 70 goor, Xagee joognaa anagu ? Maxaase nala gudboon ? ) Rabiyoow Dembi dhaaf Ayaan ku weydiisanay, noo dulqaado oo naxariistaada hanaga goyn, Alloow Markaska noo dambidhaaf…. Allahumma Amiin. #النصيحة #Rasuulka #Baabul_Rahma #kalaamka_alle #Gabdhaha https://www.instagram.com/p/CYp6opUIY6K/?utm_medium=tumblr












