Waqtigii Alle noo qorey baan dhimanaynaa, qofkasta wuxuu shaqaysto ayaa lagu abaalmarin.., ilaahay wuxuu nasiiyay caqli iyo damac wax lagu doorta, waxaan Aduun iyo aakhira ushaqaysano ayuu ilaahay noo fududeenin ee aduunyo yaanan waxa kaliya unoolnahay ka dhigan. Ogoowna uma noolin in wax cunno oo xalaal iyo xaaraan isku qasno…….. ………..Akhriso aayada hoose…….. “ Nafna ma aha tii Dhimata idanka Alle la'aantiis waa Kitaab Muddeysan, Ruuxii Doona Abaalka Adduunyo waxbaan ka siineynaa, ruuxii doona Abaalka Aakhirana Waxbaan Ka Siinaa, Waxaana Abaal marin kuwa Shukriya “ Suuradda Aala-Cimraan, aayada #145 #النصيحة #القران #Quran #Rasuulka #Baabul_Rahma #kalaamka_alle #Gabdhaha https://www.instagram.com/p/CYsZzNZo4pV/?utm_medium=tumblr










