#Sanbuus #Bajiyo #Pizza #Bataatis waxaa ka fadli badan #Timir iyo #Biyo inaad ku bilaawdo afurkaaga!!!! √#Rasuulka salalahu calayhi wasalam waxa uu yiri:- √ Haddii uu #Afurayo midkiina haku #Afuro #Timir haddii uu helin #Biyo haku afuro isaga daahir ah (yacni nadiif ah). https://www.instagram.com/p/CNpug_VHMIu/?igshid=tr6gj81c9ebl










