Faallo:- Maxaa Sababay Beesha Bahabar-Muuse In Ay Suldan Abshir Kalsoonidii Suldaanimo ee Beesha Kala Noqdeen?
Faallo:- Maxaa Sababay Beesha Bahabar-Muuse In Ay Suldan Abshir Kalsoonidii Suldaanimo ee Beesha Kala Noqdeen?
Harowo – Waxa maanta shir ay isku yimadeen cuqaasha iyo oday dhaqameedka beelaha bahabar-muuse ku sheegeen in ay Suldan Abshir oo ahaa Suldaanka guud ee beelahaasi kala noqdeen kalsoonidii.
Suldaan Abshir ayaa noqonaya Suldaankii ugu horeeyay ee kalsoonida Suldaanimo beeshiisu kala noqoto, xilka laga qaaday Suldaan Abshir ayaa ka danbeeyay kadib markii uu ku hadlay wax sax ah oo loo baahna mudo…
View On WordPress