Beesha Caalamka oo baaq degdeg ah u diray dhinacyada siyaasadda Somaliland
Beesha Caalamka oo baaq degdeg ah u diray dhinacyada siyaasadda Somaliland
Berberanews-Bayaan ay si wadajir ah u soo saareen caawa waddamada beesha caalamka ee Jamhuuriyadda Somaliland ka taageera dimoqraadiyadda iyo doorashooyinka oo kala ah Midowga Yurub yo dalalka Denmark, Finland, Netherlands, Norway, Sweden iyo United Kingdom, waxa ay walaac weyn ka muujiyeen muddaharaadka rabshadaha watay ee ka dhacay magaalada Hargeysa maanta, waxaanay dhinacyada khilaafku u…
View On WordPress












