Xeebta Liido waa neefsi cusub oo ka yimaada badweynta Hindiya. / Liido Beach is a breath of fresh air from the Indian Ocean.
seen from United Kingdom
seen from India

seen from Australia

seen from United States
seen from United States
seen from United States
seen from United States
seen from United States

seen from Türkiye
seen from China
seen from Russia

seen from United Kingdom
seen from Türkiye
seen from United States

seen from Singapore
seen from United Kingdom

seen from United States
seen from Malaysia

seen from United States
seen from South Korea
Xeebta Liido waa neefsi cusub oo ka yimaada badweynta Hindiya. / Liido Beach is a breath of fresh air from the Indian Ocean.
(via You caught me at a bad historical moment by Muqdisho on Behance)
Mogadisho is recovering from 3 decades of war....may be its time I visit my birth city again..
“I can barely remember my mother, she left us when I was a year old and remarried. I’ve been told that my parents had a big argument over me. It was shortly after I contracted measles and became blind. My father and my paternal grandmother raised me, more so my paternal grandmother. I love her to death, and she replaced my mother in many ways. I wish I could see how she looks like but I already know that she’s the most beautiful human being because of her heart. I’m what they call ayeeyo-koris (raised by paternal grandmother). My father takes care of my younger siblings in Merca whilst I attend a school for the blind. But blindness doesn’t faze me. I’m doing well for myself, and I know that education is the key. People make fun of me when I say that I want to become Somalia’s future president, but you wait and see.”
(Mogadishu)
“Anigu aad uma xasuusan karo hooyaday, waxay naga tagtay markii aan ahaa hal sanno jir. Dib ayeey u guursatay, waxaa la i sheegay in ay isku qabsadeen aabbahay aniga awgeed, waxay kadib wakhti yar markii ay igu dhacday xanuunka jadeecada kadib waan indho beelay. Ayeeyday aabbo ayaa ii so korisay. Aad baan u jecelahay ayeeyday aabbo wax badan ii buuxisay oo ah kaalintii hooyo-nimo oo kale. Waan jeclaan lahaa in arko siday ayeeyo u egtahay ,laakiin waan ogahay in ay tahay mid ka mid ah dadka ugu quruxda badan bani aadamka sababtoo ah qalbigeeda wacan. Waxaan ahay dadka loogu yeero (ayeeyo-koris). Aabbahay wuxuu daryeela walaalahay oo ku nool magaaladda Marka. Halka anigu aan dhigto iskuulka dadka araga naafada ka ah, taasi igama joojin in aan wax barto. Naftayda waan u dedaala waanan ogahay in waxbarashadu tahay furaha nolosha. Dadka way igu qoslaan marka iraahdo waxaan rabaa in aan noqdo madaxwaynaha Soomaaliya. Laakiin wa la arki doona.”
(Muqdisho)
Muqdisho: Qaraxyo iyo weerarro lala beegsaday Hudheel ku yaa Xeebta Liido
Muqdisho-(Berberanews)-warar laga helayo xeebta Liido ee Muqdisho, ayaa sheegaya in weerar lagu qaaday hotel Pearl Beach oo kamid ah hoteelada dhawaan laga furay Xeebta Liido ee magaalada Muqdisho. Dad Goobjoog ah ayaa sheegay in qarax lala beegsaday Hotelka ka dibna uu xigayweerar toos ah oo ay fuliyeen dablay hubaysani. Inkastoo aan si rasmiya loo xaqiijin khasaaraha ka dhashay weerarka,…
View On WordPress
Muqdisho: Isu soo bax lagu taageeray soo celinta askarta Somalia ee Eritrea jooga
Muqdisho: Isu soo bax lagu taageeray soo celinta askarta Somalia ee Eritrea jooga
Muqdisho-(Berberanews)-Qaar ka mid ah waalidiinta askarta Somalia kaga maqan dalka Eritrea ayaa ku qabtay Muqdisho isu soo bax ay taageerayaan in la soo celiyo ubadkooda tobabarka u jooga halkaa. Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud oo safar ku jooga dalka Eritrea ayaa shalay la kulmay ciidamada Soomaalida ee tababarka u joogay dalkaas. Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Dhalinyarada…
View On WordPress
Soomaaliya iyo Qarammada Midoobay oo warar is khilaafsan ka soo saaray qarax Muqdisho ka dhacay
Soomaaliya iyo Qarammada Midoobay oo warar is khilaafsan ka soo saaray qarax Muqdisho ka dhacay
Muqdisho -(Berberanews)- Dawladda taagta daran ee Soomaaliya iyo Hawlgalka Qarammada Midoobay ee dalkaas, ayaa warar iskhilaafsan ka soo saaray weerar ismiidaamin ah, khasaare baahsanna geystay oo ka dhacay badhtamaha magaalada Muqdisho maanta.Booliska Soomaaliya ayaa xaqiijiyey ugu yaraan 9 qof oo ku dhintay qarax ka dhacay Muqdisho iyo sidoo kale dhaawacyada 14 ruux oo haatan lagu dabiibayo…
View On WordPress